(Sawirro) Tirinta cododka Doorashadii ka dhacday Puntland oo si habsami leh u socota

Tirinta cododka Doorashooyinka qof iyo codka ahaa ee ka dhacday shalay qeybo ka mid ah Puntland ayaa bilaabatay xalay. Gudoomiyaha Gudiga Doorashada abdirsaaq Ahmad said ayaa shaaciyay in loo Gudbiyay Tirinta codadka isagoona hoosta ka xariiqay in Nabad Galyo ay ku soo dhamaatay cod dhiibashadii. Cod bixiye yaasha ayaa codeynta doorashada u dareeray shalay subaxnimadii … Continue reading (Sawirro) Tirinta cododka Doorashadii ka dhacday Puntland oo si habsami leh u socota